Daqiiq

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

1. Wax kasta oo aad loo shiido; budo. 2. Sarreen aad loo shiiday; bur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daqiiq

maalin dayaxeed | saacad | bastooreyn | biririf | budo | caloolmajiir | daqiiqad | daqiiqo | ilbiriqsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg