gaado2Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
gaadooweKalluun xeebta aan ka fogaan oo leh diillimo dheerer ahaan ugu mardimaysan.
gaaf11. Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan. 2. Dhisme ku meelgaar ah. 3. Kaltan. 4. Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah. 5. Hareer. 6. Dibad. 7. Meesha gorayada ku dhasho. 8. Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.
gaaf2Wax ka dheeraan iyada oo muujinaya diidmo iyo nicitaan (nafley).
gaafabbax1ld gaafabbixid.
gaafabbax2Reer u gaar ah yeelasho (wiil).
gaafabbixiMiile (kal) siin (qof).
gaafabbixideeg gaafabbax². ld gaafabbax¹.
gaafabbixineeg gaafabbixi.
gaafalBedenka gudihiisa kuraasi ku rakiban ragga seebinaya ku fadhiistaan.
gaafammeer1ld gaafmeerid.
gaafammeer2ld gaafmeer².
gaafammeeridld gaafmeerid.
gaafan1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Midab gaar ah yeelasho (neef geel ah).
gaafashoeeg gaafo².
gaafeysadld gaafeysasho.
gaafeysashoeeg gaafeyso. ld gaafeysad, gaafeysi.
gaafeysild gaafeysasho.
gaafeysoWax kaltan ku qaybsasho.
gaafideeg gaaf².
gaafmeer11. Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cidi aragto; kormeer; afmeer. 2. ld gaafmeerid. ld gaafammeer¹, gaafwareeg¹.
gaafmeer2Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer², gaafwareeg².
gaafmeerideeg gaafmeer². ld gaafammeer¹, gaafammeerid, gaafmeer¹ (2), gaafwa
gaafnaaneeg gaafan. ld gaafa-naansho.
gaafnaanshold gaafnaan.
gaafnowWax diyaar ah noqosho.
gaafo11. Waqti dheer. 2. Miileysi; kaltan.
gaafo21. Bawdyo kala fogeyn (hal). 2. U g.: wax qabashadooda isu diyaarin. 3. U g.: wax baajintooda isku hawlid. 4. Ku g.: wax dhan walba ka marid.
gaafootamideeg gaafootan². ld gaafootan¹ (2).
gaafootan11. Kaltan. 2. ld gaafootamid.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>