Gaado
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-atay, -adatay)Wax si gaar ah u qiimeyn.
Gaado
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Asluub; dhaqan. asluub, dhaqan
Gaado
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-atay, -adatay)Wax gaadmo ku dilid ama ku qabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaado ↴
gaadasho | gaadoowe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg