Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qawadid
hugis  H. ah: maro, busto iwm oo dusha la iska saaro.
hugmid  eeg hugan¹.
hugnaan  ld hugsanaan.
hugnaansho  ld hugsanaan.
hugo  Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.
hugsan  Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan².
hugsanaan  eeg hugsan. ld hugnaan, hugnaansho, hugsanaansho.
hugsanaansho  ld hugsanaan.
hugsasho  ld hugasho.
hugso  ld hugo.
huguf  Dabayl firo leh oo ay wax soconayaa kacshaan.
hugun  Shanqar xoog leh.
hujuum  Weerar cid lagu qaado. ld hujuun¹.
hujuumid  eeg hujuun².
hujuun1  ld hujuum. hujuun2  Cid weerar ku qaadid. hul1  God yar oo ciriiri ah. hul2  Meel qodid ama daloolin. hulaan  Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
hulaaq1  Gaaridda dab qoryo ama dhuxul la shiday wada gaaro. ld hulaaqid. hulaaq2  Dab shidmid. hulaaqid  eeg hulaaq². ld hulaaq¹.
hulan  God si hul ah loo qoday ahaansho.
hulbi  1. Ari cayrin. 2. Wax dedejin.
hulbin  eeg hulbi.
hule  Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
huleel1  ld huleelid. huleel2  Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid. huleeli  Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
huleelid  eeg huleel². ld huleel¹.
page : 84 of 93
<< < 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 > >>

 

Exit mobile version