huleelin eeg huleeli. ld huleelis.
huleelis ld huleelin.
hulgan Wax aan wax u dhammeystirnayn ahaansho.
hulganaan eeg hulgan. ld hulganaan-sho.
hulganaansho ld hulganaan.
hulge H. ah: qof wax matare ah.
hulid eeg hul².
hulkamid eeg hulkan². ld hulkan¹.
hulkan1 ld hulkamid. hulkan2 Dab olol bixin. hulkujir Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal. ld dhuumato, hulkujire.
hulkujire ld hulkujir.
hullaab 1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.
hullaabad ld hullaabasho.
hullaabasho eeg hullaabo. ld hillaabad, hillaabasho, hullaabad.
hullaabid eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab¹ (3).
hullaabo Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.
hullasho eeg hullo.
hullo Ugu h.: cid wax ugu gambasho.
hullow Wax ku hilid. ld hillow.
hulnaan eeg hulan. ld hulnaansho.
hulnaansho ld hulnaan.
hulqe Waxmatare; liid.
hululuf 1. Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
huluul ld xuluul.
huluulad ld xuluulasho.
huluulasho ld xuluulasho.
huluulo ld xaluulo.
huluuq1 1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid. huluuq2 Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
page : 85 of 93
<< < 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 > >>