Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: maneysi
saado  Dhibaato qof aanay hayn saadsasho.
saado1  S. ah: dad sharaf leh. saado2  Qof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho. saadsad  ld saadsasho.
saadsasho  eeg saadso. ld saadsad, saadsi.
saadsi  ld saadsasho.
saadso  Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
saaf1  1. S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey. 2. ld saafid. saaf2  Hilib jiir ah balballaarin. saafan1  Nooc kalluun ka mid ah. saafan2  Hilib wax saaf laga dhigay noqosho. saafan3  Hilib wax saaf laga dhigay ahaansho. saafi  1. S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin. Tus. “ Cali wuxuu keenay malab saafi ah”. 2. Saafinnimo. 3. Nooc kalluunka ka mid ah.
saafid  eeg saaf². ld saaf¹ (2). saafid
saafid-kolorimitrieed  (fiis.) Saafid xaddiyeed oo lagu cabbiro ribnaanta milmeyaasha midabaysan iyada oo la kaashanayo itaalka midabka. Milanka la hubinayo waxa loo eegaa milanno ribnaantooda la yaqaano.
saafid-tireed  1. (xis.) Barashada habab xisaabin ee leh seebid. 2. (xis.) Barashada tabaha seebidda ee loo isticmaalo aritmatig marka la furfurayo mas'alooyin xisaabeed.
saafinnimo  Saafi ahaansho.
saafir  Meel safar u aadid.
saafirid  eeg saafir.
saafnaan  eeg saafan³. ld saafnaansho.
saafnaansho  ld saafnaan.
saagooti1  1. Sii ambabixinta cid meel aadaysa la sii ambabixiyo. 2. ld saagoo-tiyid. saagooti2  Cid amba-bixin. ld sagooti². saagootiyid  eeg saagooti². ld saagooti¹, sagooti¹, sagootiyid.
saagsaagad  Naag hawsha u googoysa.
saahid1  Qof cabsida Ilaah u go'ay. saahid2  1. Cabsi Ilaah u go'id. 2. Ka s.: wax la caadaystay joojin. saahidid  eeg saahid².
saaj  ld saad.
saajac  S. ah: qof dhiiran oo aan cabsan; geesi.
page : 3 of 118
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>

 

Exit mobile version