cilmi Qaamuuska eray bixinta ee Fisikis Ayada oo muddo dheer laga joogo qoortii Af-Soomaaliga laga dhigay afka wax lagu barto ee dugsiyadeenna, ayaa ay noqotay lagama maarmaan in la helo qaamuus ama ereybixin waxbaradda kaaba. Read More