Category: qaamuus

qaamuus

Somali >< English

Adeegga bilaashka ah ee Google Translate wuxuu si dhakhso leh ugu tarjumaa ereyada, jumladaha codka, faylalka maqalka, podcast, dukumiintiyada, iyo bogagga shabakadda Soomaali > Ingiriis iyo Ingiriis > Soomaali.
qaamuus

Erayo English-Somali ah

Waa Qaamuus erayo kooban kaaso uu la socdo codka erayadda. Waa barnaamij qeyb ka ah Sheekooyinka Soogalootiga taasoo ah inay aruuriyaan sheekooyin qaabab kala duwan ah oo kusaabsan khibradaha …
gabay

Gabay: Quus

Quus waa gabay duco iyo sagootis iskugu jira oo Marxuum Xasan Sh. Muumin munaasibada Aaskiisa ku beegan Jan-26-2008 : kana hadlaya qiimaha uu Abwaanku umada soomaaliyeed ku dhex lahaa …
muuqaal

DHAQANKII AFKA HOOYO

Waa sallaamantihiin dhammaan aqyaarta u Heelan Afka Hooyo. Runtii waxaa dhacay wax-yaalo baddan oo inoo geystay dhaawac aan la qisaaysi karin-taasi oo ah in aynu Afkeenii Hooyo ee Hoddonka …