
Taariikh Nololeedka Prof Cabdalla Cumar Mansuur
Prof. Cabdalla Cumar Mansuur waa mid ka mid ah xeeldheereyaasha ugu waaweyn uguna caansan ee cilmiga afafka (Linguistics), taariikhda, iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Waxa uu noloshiisa inta badan u hurey …

