Category: cilmi
cilmi
Maqaalkan waxaan ugu macag darey “KALA SAAR ERAYGA” oo aan ula jeedo kala saar erayada aadka isugu dhaw dhanka qoraalka, kuwaas oo ku kala duwan keliya in uu erayga …
cilmi
Ujeeddooyinka Tababbarka marka tababbarkani dhammaado waa: • Inuu wariyuhu sixi karo gefefka naxweed oo ku jiri kara war ama faallo • Inuu wariyuhu yaqaan kala duwanaanta u dhexeysa af …
cilmi
In kasta oo aanan eheyn qof Afka, Erayga iyo agaasimkiisaba daadiyay, haddana, waxaan doonayaa inaan aragtideyda gaaban ka soo gudbiyo arrin aan u arkay iney muhiim tahay, ma maagayo …
cilmi
Xuruufta afka soomaaligu waxay ka kooban tahay 21 shibane iyo 5 shaqal. Hoos waxaa ku qoran xuruufta afka soomaaliga iyo dhawaaqooda. Xaraf Dhawaaqa Arey ka bilowda xarafkan Bb Ba …
cilmi
Maadaama af-soomaaligu, qoraal ahaan, aanu weli si fiican u wada midoobin, waxaa ku badan ereyo isku mid ah, laakiin soomaalida ku kala nool gobollada qaarkood ay ugu dhawaaqaan amaba …