afduub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xoog iyo khasab cid lagu kaxaysto si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Afsaab. 3. ld afduubid.
- 1. Xoog ama khasab cid ku kaxaysasho si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Af (dad ama xoolo) wax ugu duubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

