CagidiibaMacnaha:Markiiba.Lamidka: judhiibaSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
JudhiibaMacnaha:Markiiba.Lamidka: CagidiibaSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
MarkiibaMacnaha:Si degdeg ah. Tusaale: Cali markiiba wuu baxayLamidka: Judhiiba, CagidiibaSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00