Markiiba

Macnaha:

  1. Si degdeg ah. Tusaale: Cali markiiba wuu baxay

Lamidka: Judhiiba, Cagidiiba

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Judhiiba

Macnaha:

  1. Markiiba.

Lamidka: Cagidiiba

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Cagidiiba

Macnaha:

  1. Markiiba.

Lamidka: judhiiba

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tusaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Matal; masal; misaal. ld tusaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur