candhuuf
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Hoore layig ah, aan midab lahayn, qanjirrada afka nafleyda ka yimaada oo liqidda cuntada fududeeysa. ld candhuufo.
- (c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.
- Ku c.: cid candhuuf ku tufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

