calyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(c.nafl.) Dareere aan midab lahayn, qanjirrada xayawaanka ka yimaada oo cunnada jilciya; candhuufo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
candhuufoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld candhuuf¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0