cigaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo m.dh)
Macnaha:
- Xarig dun madow ka samaysan oo cimaamadda madaxa lagula xajiyo.
- Tuuryo meel dheer ku dhacda.
- Tuuryo meel dheer ku dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

