isrogrog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Nadooca ama isrogrogga ku dhaca falka, arrinkaasoo ku xiran: habka, amminka, qofka, tirada iwm. Tus. “Hibaaq way tagtay”, “Hibaaq iyo Cigaal way tageen”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur