Ciise kaddibQaabnax: Magac Falkaab | Noun AdverbMacnaha:(taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).Lamidka: deelSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00