dammiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld damiin.
  2. Qof la yaqaan oo qof kale mas'uul ka noqda. ld damiin¹.
  3. Qof kale mas'uul ka noqosho (qof). ld damiin².

damiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
  2. ld dammiin¹.
  3. ld dammiin².