dammaanad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dammiinasho.
  2. ld dammiinad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dammiinasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dammiino. ld damiinad¹, damiinasho, dammaanad¹, dammaanasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dammiinad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dammiinasho.
  2. Naag dammiin ah. ld damiinad², dammaanad², lammaa- nad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur