diirane
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) Dhakhsaha isbeddelka ee fansaar marka loo eego doorsoomaha madax bannaan. Waxa kale loo yaqaan wehliyaha xigsineed ama fansaar diiran. .
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)
Macnaha: