Ingiriiska
Macnaha:
- Ingiriiska (Af-Ingiriis: England; Af-Carabi: إنجلترا) waa gobolka ugu wayn Midowga boqortooyada Britan Waxey xuduud la leedahay iskotland oo ay xaga waqooyi xuduud ka wadaagan, dhanka galbeedna waxa ay xuduud ka wadaagaan wels iyo bada Ireland. Caasimadiisu waa Landhan (London)

