malawad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qabsinka qaybta ugu dambeyso oo saxaradu ka baxdo. ld walammad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

walammad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld malawad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur