mandheer

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maldheer

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld mandheer.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur