ibiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-byo, m.l)Macnaha:(c.nafl.) Mandheerta haweenka. ld ebi¹. Lamidka: ebiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ebiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:m.dh ld ibi.Hawl hore loo billaabay ama qabyo ahayd dhammaystirid.Lamidka: ibiSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0