Qaamuuska

Macnaha:

  1. eeg Qaamuus.

Lamidka: qaamuus

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaamuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur