qaamuus
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo, m.dh)
Macnaha:
- Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

