shiiqsaneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)Macnaha:(baay.) Aliil aan awood badan lahayn, marka laba aliil oo kala duwan laga helo unugyada noole.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0