shiiqsane

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Aliil aan awood badan lahayn, marka laba aliil oo kala duwan laga helo unugyada noole.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur