xameytiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xammeeti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xammeetiQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(c.nafl.) Dareere alkaliin oo midabkiisu huruudcagaaryahay, dhadhan qadhaadhna leh oo uu soo saaro beerku, laguna kaydiyo beerkutaasha. Waxay caawi-saa dheefshiidka iyo nuugista duxda taas oo burburisa siina yaryaraysa. Xammeetidu waxa kale oo ay nashaadisaa isku soo ururka muruqyada dheefmareenka oo loo yaqaan ubaaxin. ld xameyti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0