aabbayaalQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaalLamidka: aabbeyaalSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aabbeQaabnax: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/m.dh) Macnaha:1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe.Lamidka: aabboSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0