farcan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Aabbayaalkii laga soo unkamay. 2. Badasho; tarmid.
- 1. Wax tarmay noqosho. 2. Ka f.: wax meel ka soo unkamay noqosho.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: