Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg aabburan
Lamidka: aabburan
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay., -rantay, -rmi)
Macnaha:
Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho.
Tus. “Weelku waa aabburmay”.
Dhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa aabburanyahay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur