aabburan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay., -rantay, -rmi)

Macnaha:

  1. Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aabburmay”.
  2. Dhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa aabburanyahay”.