aabburnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aabburan.

Lamidka: aabburnaansho

aabburnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg aabburnaan

Lamidka: aabburnaan

aabburan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay., -rantay, -rmi)

Macnaha:

  1. Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aabburmay”.
  2. Dhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa aabburanyahay”.