aabonimo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (siyaasad.)
Macnaha:
- Mowqifka dawlad, ama mujtamac kale ku muujinayaan in ay go'aan kasta u sameeyaan dadka ay mas'uulka ka yihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

