xigtannimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qaraabonimo; sokeeye; xigaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
sokeeyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dad xiriir wada dhalasho wadaaga; xigto; qaraabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xigaalQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Qaraabo. ld xigaalo, xigto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00