aadiraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhicinta uu neef markaas rimay dhiciyo; qubeys.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qubeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qubeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur