aafayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg aafee. ld aafeyn.

Lamidka: aafeyn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aafee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)

Macnaha:

  1. Cid aafo gaarsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur