suuldaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato. 2. eeg qonof. 3. ld suuldaarid.
  2. 1. Cid jillaafayn. 2. Hal godlan weydey suulka ka xirid si ay u godlato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qonof

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.
  2. Qof, qof kale la lagdamaaya lugtiisa lugta qofka kale ku marid si uu u legdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

suuldaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg suuldaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur