aafeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aafeysan. ld aafeysnaansho.

Lamidka: aafeysnaansho

aafeysnaansho

Qaabnax: m.l.dh

Macnaha:

  1. eeg aafeysnaan.

Lamidka: aafeysnaan

aafeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax aafo haleeshay ahaansho.