Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg aaladee.
Lamidka: aaladee
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)
Macnaha:
1. Wax qalabeyn. 2. Wax qurxin. 3. Ciidan hubayn.
4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelato geedo ku darid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur