aaladee
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)
Macnaha:
- 1. Wax qalabeyn. 2. Wax qurxin. 3. Ciidan hubayn. 4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelato geedo ku darid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

