aammusidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aammus². ld aammus¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aammusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal la'aan. 2. Shib. 3. ld aammusid.1. Hadal joojin. 2. Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0