aammus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadal la'aan. 2. Shib. 3. ld aammusid.
  2. 1. Hadal joojin. 2. Wax sheegiddiisa ka gaabsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shib

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadal la'aan. 2. Sh. ah: degganaan aan hadal iyo shanqar midna jirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aammusid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aammus². ld aammus¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur