Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg aanayso. ld aanaysad, aanaysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
1. Godob u raadsasho. 2. Qaraabannimo ama saaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur