aanaysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Godob u raadsi. 2. Xigtaysi. ld aanaysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aanaysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aanayso. ld aanaysad, aanaysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0