abaabul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld abaabulid.
  2. Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaabulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaabul². ld abaabul¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur