abaaldhicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg abaaldhac². ld abaaldhac¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
abaaldhacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00