abaaldhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.
  2. Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

abaaldhicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg abaaldhac². ld abaaldhac¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur